(Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka. Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la qaadan doonto Ferdinand Marcos Junior ayaa ka bilaaban doona 30 ka June. Sara Duterte ayaa wacad ku martay inay mideyneyso Philippines iyadoo ka hadlaysay xaflad lagu dhaarinayey. Waxay Balantaan qaaday … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen